Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay!.Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad: - Horay usocoto - Hesho Dhiira-gelin maalinle ah - Garaadkaaga kobciso - Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada - Noqoto qof Guulaystay.